Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddiga wada xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka Puntland
(November 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 62 ee 27 November 2023, kuna Saabsan magacaabid Guddiga wada-xaajoodka Arrimaha Doorashooyin
Baarlamaanka JFS oo ka hadlay wax ka qabadka fatahaadaha ka jira dalka
(November 27, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir guddoomiyay kalfadhi
Madaxweynaha Puntland oo bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya (Daawo)
(November 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya kaas oo uu diiran ku saaray xaalada Puntland gaar ahaan khilaafka qaabka doorashada Puntland iyo amnig