Puntland oo diiday Qoraalkii qaar ka mid ah Isimada Puntland
(November 1, 2023)
Garoowe:-Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka reer Puntlandna ku taamayeen muddo rubuc qarni ah. Shacabka iyo
Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo go,aan ka soo saaray doorashada Puntland
(November 1, 2023)
Garoowe:-Qaar ka mid ah isimada Puntland ayaa go,aan ka soo saaray qaabka doorashada Puntland oo uu ka taagnaa khilaafka aas u dhexeeya siyaasiyiinta mucaaradka iyo Xukuumada Puntland . Isimadu w
Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland
(November 1, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, Ansixinta Wax-ka-bedelka Xeerka D