Madaxweynaha Puntland oo bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya (Daawo)

November 27, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya kaas oo uu diiran ku saaray xaalada Puntland gaar ahaan khilaafka qaabka doorashada Puntland iyo amniga guud ee Puntland
Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa waxaa uu wareysigaa siiyey wariye Ayaanle Xusen Cabdi

Hoos ka Daawo Wareysiga uu Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni uu Siiyey Wariye Ayaanle Xusen Cabdi

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
November 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online