Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland

November 1, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga, Ansixinta Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka, Wax-ka-bedelka Xeerka Guddiga Doorashooyinka, Wax-ka-bedelka Xeerka Ururada iyo Asxaabta Siyaasadda iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Diiwaangelinta.

Shirka Golaha Wasiirada waxaa kale oo looga hadlay Haweenka iyo Arrimaha Doorashooyinka, Maadaama Doorashooyinka qof iyo cod ay fursad siyaasadeed oo furan ay siinayaan Haweenka iyo Dhallinyarada, Dowladdu waxay qaadatay siyaasad ah in Haweenku tiro ku filan ka helaan xoghayeyaasha Degmooyinka soo doortay Goleyayaashooda deegaanka ee Puntland.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
November 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online