Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta
(December 2, 2023)
Muqdisho:-Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga.Xildhibaannada qaar ayaa hor ista
Madaxweynaha Puntland Xisbiyada siyaasada Puntland oo baaq soo saaray
(December 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dha
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya
(December 2, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku