Madaxweynaha Puntland oo furay shirweynaha sanadlaha ah ee Arrimaha diinta ee Puntland
(November 30, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha sanadlaha ah ee Arrimaha diinta ee Puntland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arri
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.
(November 30, 2023)
Dubai:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga qey
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddiga wada xaajoodka Arrimaha Doorashooyinka Puntland
(November 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 62 ee 27 November 2023, kuna Saabsan magacaabid Guddiga wada-xaajoodka Arrimaha Doorashooyin
Baarlamaanka JFS oo ka hadlay wax ka qabadka fatahaadaha ka jira dalka
(November 27, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir guddoomiyay kalfadhi
Madaxweynaha Puntland oo bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya (Daawo)
(November 27, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa bixiyey Wareysi dhinacyo badan taabanaya kaas oo uu diiran ku saaray xaalada Puntland gaar ahaan khilaafka qaabka doorashada Puntland iyo amnig
Baarlamaanka Puntland oo ku baaqay in tashi la galiyo xeerka doorashooyinka Puntland
(November 26, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo
Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka DFS.
(November 25, 2023)
Muqdisho:-Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabad
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Shirka Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)
(November 24, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinn
Puntland oo Warmurtiyeed ka soo saartay wax ka badalida Dastuurka Ku meel gaarka DFS
(November 23, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todoba
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI London.
(November 22, 2023)
London:-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada Soomaaliya ee ka dhanka ah Argagixisada iyo

Next Page »