Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda ka taagan doorashada Puntland
(December 30, 2023)
Garoowe:-Nidaamka doorasho ee maamulka Puntland ayaa toddobaadyadii ugu danbeeyey laga dareemayey kacsaan siyaasadeed oo si weyn ugu dhexeysa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo siyaasi
Madaxweynaha JFS oo Tacsi u diray qoyska, qaraabada Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed
(December 30, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan
Warmurtiyeed laga soo saaray Shir uga socday DFS iyo Somaliland dalka Jabuuti.
(December 30, 2023)
Jabuuti:-Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 - 29 December 2023 is
Maamulka Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf
(December 30, 2023)
Muqdisho :Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday  allaha u naxriistee Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soomaaliya S