Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi.
(January 31, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad M
Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni oo faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya
(January 30, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee
Baarlamaanka Puntland ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Puntland
(January 30, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad M
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Garoowe.
(January 25, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Garoowe uga qaybgalaya caleemo-saarka Madaxda la doortay ee Dawlad Goboleedka Puntland. Madaxw
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe
(January 24, 2024)
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Madax
Madaxweynaha JFS oo Doha kula kulmay Madaxweynihii hore Farmaajo
(January 22, 2024)
Doha:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadle
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka digay wax ka badalka Dastuurka.
(January 22, 2024)
Muqdisho:-Waxaan markhati maddoonta ah in dalkeenna uu maraayo marxalad adag, kuna jiro xaalad xasaasi ah oo u baahan midnimo iyo wada tashi si loo waajaho xaaladda adag. Waxaan si dhaw ula soconnaa
Madaxweyne Farmaajo oo ka digay wax ka badalka Dastuurka Dalka.
(January 22, 2024)
Muqdisho:-Iyadoo aan ognahay khatarta jiritaan ee maanta ku xeeran dadka iyo dalka Soomaaliyeed, Annagoo ka duulayna sida shacabka iyo Madaxda Soomaaliyeed ay ugu midoobeen difaaca midnimadooda iyo m
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Qadar
(January 22, 2024)
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha l
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi
(January 21, 2024)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxt

Next Page »