Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland oo laashay muddo kororsiga Golaha wakiilada Puntland.
(December 10, 2023)
Garoowe:.-Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa gebi ahaanba laashay go’aankii Baarlamanka Puntland ku ansixiyay mudda kororsiga halka sano ah iyaga oo raacaya Go,aankii xal raadinta khilaafka