Madaxweynihii hore ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay deyn cafinta Soomaaliya.
(December 13, 2023)
Qadar:-"Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa guusha taariikhiga ah ee ku aaddan dhammeystirka halganka deyn cafinta Soomaaliya oo maanta uu qiray Sanduuqa Lacagta Adduunka (IM
Soomaaliya oo ku guuleystay in daynta laga cafiyo
(December 13, 2023)
Muqdisho:-Guddiyada Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo qeybta Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay barta dhamaystirka Soomaaliya ee barnaamijka deyn ka-cafint