Madaxweynaha Puntland oo lifaaqa doorashada u diray Golaha baarlamaanka

December 8, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Xeer Madaxweyne Lr 121 ee December 02 2004 iyo xeer Madaxweyne Lr 112 ee November 09 2008, xeer Madaxweyne 153 November 2013 iyo Xeer Madaxweyne Lr 189. November 2018, oo dhamaantood ku saabsanaayeen soo xulida Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

Markuu Garowsaday: caqabadaha ku xeeran qabsoomida Doorashada hal qof iyo hal cod si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 44-aad.

Markuu tixgaliyey: talooyinka ku aadan in Doorashadu dhacdo wakhtigeeda.

Waxuu go’aamiyey: in dib loogu noqdo nidaamkii Doorashadu ku dhici jirtay ee hore.

“Hadaba Mudane Guddoomiye waxaan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ka codsanayaa in ay soo saaraan lifaaqa 5-aad ee Dastuurka ee qabsoomida Doorashada”.

Wada shaqayn wacan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Comments are closed.

Archives
December 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online