Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga
(March 1, 2024)
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaal