Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta gaaray Garoowe
(March 22, 2024)
Garoowe:-Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobaleedka Puntland.Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafd