Madaxweynaha JFS oo ku bogaadiyey labada aqal ee Baarlamaanka  ansixinta cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka
(March 29, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qaby