Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta gaaray Garoowe

March 22, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobaleedka Puntland.
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano, iyo bulashada Rayidka.

Ujeedka safarka ee Madaxweynaha hore ee DFS ayaa waxaa lagu sheegay in uu ka qeyb gali doono shirwadatashi oo looga hadli doona arimaha Dastuurka DFS kaas oo ka dhici dooona magaalada Garoowe.

Magaalada Garoowe ayaa sidoo kale waxaa shalay gaaray magaalada Garoowe Madaxweynihii hore ee DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey Puntland.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online