Madaxweynihii hore DFS Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.

March 21, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano, Wasiiro iyo bulshada Rayidka ah.

Ujeedada safarka Madaxweynahii hore ee DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa waxaa lagu sheegay in ay kulamo wadatshi ah uu la yeelan dooono Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxayna ka wada tashan doonaan arimaha Dastuurka haatan uu ka socdo wax ka badalkiisu.

 Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni  ayaa horey ugu baaqay shirweye wadatashi kaas oo ka dhici doona magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana la filayaa in ay ka soo qeyb gali doonaan Siyaasiyin ,si weyn u diidan qaabka Madaxweyne Xasan Sheekh wax ugh badalayo Dastuurka JFS .

Madaxweynihii hore ee DFS Sharif Sheikh Ahmed ayaa la filayaa in uu isana gaaro magaalada Garoowe maalmaha soo soda

A/Cawale

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2024
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online