Puntland oo war ka soo saartay mowqifkeeda ku aadan wax ka bedelka Dastuurka JFS.[Video]
March 25, 2024 - Written by EditorGaroowe:- Warmurtiyeed caawa ka soo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland ayaa waxaa lagu cadeeyey mowqifka rasmiga ah ee Puntland ee ku aadan wax ka bedelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo doodiisu maalmahaan ka socotay Golaha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
no images were found
M_M_Deeq Halgan.net