Puntland oo ka jawaabtay go’aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe.[Dhagayso]
(April 5, 2024)
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Puntland ayaa lagu yiri “Go'aankii ka soo baxay magaalada Muqdisho 4ta Bisha April 2024, ma ahayn mid loogu danaynayey maslaxada umadda Soomaaliyeed ee waxa uu
Qaraarka Golaha Wasiirada ee ku aaddan habdhaqanka gurracan iyo faragelinta qaawan ee dawladda itoobiya.[Video]
(April 5, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxaa ay ka soo soo saareen Qaraar lagu xirayo Qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay Garoowe iyo Hargeysa i