Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.[Video]
(April 10, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS mundane Xasan Sheekh Maxamuud uu uga hadlayo Xaalada Siyaasadeed ee dalka, Ilaalinta madaxbanaanida dalka, dagaalka Khawaarijta iyo hambalyada munaasabadda ciida. Halgan.
Madaxweynaha JFS oo salaadda ciidda la oogay shacabka soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho
(April 10, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlw
Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ”Waa naga go’an tahay illaalinta Midnimada Soomaaliyeed.[Video]
(April 10, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Garoonka Kubada Cagta ee Mira Awaare Salaada Ciidul-fitriga kula tukaday Shacabka Caa