Puntland oo ka jawaabtay go’aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ee Garoowe.[Dhagayso]

April 5, 2024 - Written by Editor
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Puntland ayaa lagu yiri “Go’aankii ka soo baxay magaalada Muqdisho 4ta Bisha April 2024, ma ahayn mid loogu danaynayey maslaxada umadda Soomaaliyeed ee waxa uu ahaa mid ku salaysan cadaawad, xin iyo hagardaameyn lala daba-joogo shacabka Puntland laguna majo-xaabinayo federaalaynta Soomaaliya”

no images were found

Dhinac kale Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland Maxamuud Ceydiid oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOa ayaa ka jawaabay go’aanka ay maanta soo saartay dowladda Federalka ee Soomaaliya ee lagu xirayo Qunsuliyadda Ethiopia ee Puntland waxaan waraysiga la yeeshay Falastiin Axmed Imaan. M_M_Deeq Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online