War-murtiyeed ku saabsan xiriirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada
(April 24, 2024)
Muqdisho:-Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee kala dhaxeeya dowlad goboleedy
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda UNICEF
(April 24, 2024)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayso Mrs Wa