Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey VOA.[Dhagayso]
February 27, 2016 - Written by EditorWashington D.C:-Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa maanta diyaar ku ah Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas. Barnaamijka waxa soo saaray, isla markaasina idin la socodsiineysa Falastiin Axmed Iimaan, oo Gaas ku wareystay magaaladan Washington, D.C., oo uu Gaas hadda booqasho ku joogo.
Source:VOA