Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay arrimaha Gaalkacyo iyo doorashada 2016.[Dhagayso]
November 16, 2016 - Written by EditorKismaayo:-Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waraysi uu siiyey Idaacadda Daljir waxaa uu uga hadlay colaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug iyo arrimaha doorashooyika Soomaaliya.
Hoos ka Dhagayso waraysiga Idaacdda Daljir la yeelatay musharax Dr.Cali Xaaji Warsame
[audio: http://radiodaljir.com/resources3/files/cali%20xaaji.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net