Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Daahfurka Xarunta Haamaha Shidaalka Garoonka Diyaaraha ee Boosaaso.[Video]
March 3, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Waa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan daahfurka xarunta Haamaha Shidaalka garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan munaasabada xaflada lagu daahfuray waxaa ka soo qayb galay Issimo , wasiiro Xildhibaano , Cuqaal , Culimo,Maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada iyo weliba Madax weynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas.
Hoos ka Daawo Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Daahfurka Xarunta Haamaha Shidaalka Garoonka Diyaaraha ee Bosaaso
A/cawaale
Halgan.net