Xarun loogu tala galay dhalinyarada ka soo goosta ururka Al-shabaab oo laga hirgeliyey Kismaayo
March 3, 2017 - Written by EditorKismaayo:-Waxaa magaalada Kismaayo laga furay xarun lagu dhaqan celin doono dhalin yarada ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee ka soo bax una soo goosta maamulka Jubbaland , Xarunta ayaa waxaa maalgelisay dowladda Germany waan xaruntii 4aad oo laga hirgeliyo gudaha dalka Soomaaliya. Xaruntaan ayaa waxaa xariga si rasmi ah uga jaray Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo safiir ku xigeenka dowladda Germany ee dalka Soomaaliya Markus Ballmohr, iyo masuuliyin ka tirsan maamulka Jubbaland.
Hoos ka Daawo xarunta cusub ee laga hirgeliyey magaalada Kismaayo
A/cawaale
Halgan.net