Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga iyo Abaarah
March 9, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoomiyey Madaxweyanah dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa looga hadlay Arrimaha Amaanka, Abaaraha iyo Ansixin Xeerar Kala Duwan. Golaha xukuumada ayaa isku raacay sugida amniga iyo in laga shaqeeyo in laamaha kale duwan ee ciidamada amniga ay xoojiyaan wada shaqayntooda lagana fogaado in la siyaasadeeyo ama la iska horkeeno ciidanka iyo golaha xukuumada Puntland.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeedkii ka soo baxay shirka golaha xukuumada ee Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net