Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo oo magacaabay Agaasimayaal
March 21, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa waxaa uu magacaabay mas’uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya shaqaalaha xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka uu madaxweynuhu magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, iyo weliba Agaasimeyaal kale iyo la taliyayaal.
Hoos ka Akhriso Liiska Agaasimayasha iyo Lataliyaasha uu magacaabay Madaxweynaha JFS
1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.
2. Prof Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.
3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.
5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooy
A/cawaale
Halgan.net