Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
March 24, 2017 - Written by EditorNairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay 6 Arimood intaysan dhicin Acmaasha wanaagsan udegdega .
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-Soomaali
Salaf Media
Halgan.net