Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo deeq lacag ah gaarsiiyey Guddiga gurmadka abaaraha.[Video]
March 28, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Guddiga ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia gaar ahaan Guddoomiye Siciid Shiinle, kuxigeenkiisa C/rashiid Qalinle iyo xoghaya horumarinta haweenka maamo Cadar Odawaa ka dib markii ay soo gaarsiiyeen guddiga lacag gaaraysa $7,000 oo doollarka Maraykanka ah.
no images were found
Hoos ka Daawo Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo lacag ah gaarsiiyey Guddiga gurmadka abaaraha.
Guddiga gurmadka abaaraha Puntalnd
Boosaaso , Halgan.net