Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida ”Fiqi Bashiir Cabdulle Cismaan ”
July 5, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday ”Fiqi Bashiir Cabdulle Cismaan ”oo ka mid ahaa Isimada Puntland oo ku geeriyooday dalka Sweden.
no images were found