Mu’asasada SAFA ee Dacwada & Hormarinta oo Maamul cusub loo doortey (Masawiro)

October 21, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Arbacadii 18/10/2017, Mu’asasada Safa ee Dacwada & Hormarinta waxey yeelatey Maamul cusub oo xilka heynaya mudada Sadexda Sano ee soo socota.

Kalfadhi ay isugu yimaadeen labada Gole ee Mu’asasada (Golaha Dhismaha & kan Shuurada), kana dhacdey xarunta Mu’asasada ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortey Gudoomiye cusub oo loo doortey Sh. C/Caziiz Cali Xasan.

Waxaa sidoo kale la doortey Gudoomiye ku xigeeg oo loo dooretey Macalin Aweys Maxamed Sheekh.

Doorashada Maamulka cusub ee Musasada ayaa ka dhalatey shirar joogta oo mudooyinkanba ay la haaayeen labada gole ee Mu’asadada SAFA.

Ka dib xafladda xil wareejinta ee loo qaban doono Maamulka cusub ee Mu’asasada waxaa la filayaa inuu wax badan ka qaban doono howlaha Dacwo & Hormarineed ee Mu’asasada oo ka mida Hay’adaha Dacwada ee ka shaqeeya Dalka.

no images were found

Mu’asasada SAFA ee Dacwada & Hormarinta ayaa waxaa ay wax badan ka qaban doontaa Dacwada dhamaan deeganada Koonfurta Soomaaliya.

Mu’asasada SAFA ee Dacwada & Hormarinta
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online