Ra’iisul wasaare Kheyre ”Heshiiska Berbera qeyb kama nihin waana sharci darro.”[ Video]
March 2, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka sharci daro ku tilmaamay heshiiskii Dekeda Berbera oo ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, maamulka S/land iyo dowladda Itoobiya,
Hoos ka Dawo shirka Jaraa’id ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre
A/cawaale
Halgan.net