Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga.[Video]
March 3, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga isagoo sheegay in wax laga xumaado ay tahay in idaacadda BBC-da Somaaliga ay buunbuuniso arrimo dhaawacay dhaqan iyo diinta bulshada Soomaaliyeed balse Sheekh ayaa u sheegay umada Soomaaliyed in Idaacadda BBC-da Soomaaliga ay tahay idaacadda ku hadasha afka-Soomaaliga balse aysan ahayn idaacada ay leeyihin shacabka Soomaaliyeed oo u ilaali naysa dhaqanka iyo diintooda Islaamka.
Hoos ka Daawo Sh-Maxamuud Yuusuf oo Fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga
Mu’asasada Alminhaaj
Garoowe, Halgan.net