Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo Soomaaliya ka mamnuucay shirkada DP-World
March 12, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u ansixiyay xeerka dhowrista gobanimada iyo Midnimada dalka Soomaaliya waxaan Golaha shacabka ay ka mamnuucaya shirkada DP World gudaha dalka Soomaaliya. Dhinac kale Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya inay soo dhowaynayso shirkad iyo dal kasta oo doonaya inay maal gashi ku sameeyo dalka Soomaaliya, balse loo baahanyahay in la soo maro wadada sharciga ah.
Hoos ka akhriso Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya
no images were found
A/cawaale
Halgan.net