Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga iyo arimo kale
September 13, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarka Madaxweynaha, Qaban Qaabada Shirka Maalgashiga, Diyaarinta Siyaasadda Barakacayaasha, Xaaladda Wadooyinka iyo Warbixino kale.
M_M Deeq
Halgan.net