Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland oo looga hadlay Amniga Ayaxa, Caabuqa Coronavirus
February 20, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda,Arrimaha Diinta, Dasuurka iyo Dhaqan Celinta Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Cawil Shiikh Xaamud, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Ayaxa, Caabuqa Coronavirus iyo Wax-ka-bedelka Xeerka Dowladdaha Hoose Lr 7.
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah C/qafaar Cilmi Xaange ayaa ka warbixiyay shirku markii uu soo dhammaaday .
—–Dhamaad—
— .