Madaxweynaha Galmudug oo furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada Galmudug
August 4, 2023 - Written by EditorDhuusamarreeb :-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada ku haray gacanta cadawga argagexisada kaasoo oo ay ka qayb galayaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
Madaxweynaha ayaa sheegay in la joogo xilligii la xoreyn lahaa deegaannada Dowladd Galmudug ee ku xaray gacanta argagaxisada isla markaana loogu diyaar garoobo si heer sarreysa.
——Dhammaad—-