Madaxweynaha DFS oo dhaleeceyay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

March 18, 2013 - Written by

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa si xoogan u dhaleeceyay qaraxii maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan eheladda iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen shacabkii maanta ku shahiiday qaraxii dhacay” saa waxaa yiri Madaxweynaha.

“Waxaan qiyaasi karnaa in ay qaraxan ka danbeeyaan Kooxda Al-Shabaab oo looga guuleysanayo dagaalkii dhanka militariga ahaa. Sidaas daraadeed waxey waqtigooda siiyeen in ay shacabka masaakiinta ah argagax geliyaan ayna si arxan darro ah u laayaan. Waa in aan si wada-jir ah ugu hor-jeesano cadawga”

“Waan guuleysanay waana sii guuleysan doonaa, cadawgan aduunka hoy kuma laho, sidaas darteedna waa in aan u diidnaa in Soomaaliyo uu hoy ku yeesho.”

“Mar kale Waxaan rabaa in aan u tacsiyeeyo shacabkii ku geeriyoday qaraxaas foosha xun ee ku yimid muwadiniinta Soomaaliyeed.”

 

Malik Abdalla
media@presidency.gov.so
Xafiiska Madaxtooyada

 

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online