Daawo muqaalka & sawirada laga soo duubay Markazka Caaisha ee Laascaanood

July 1, 2013 - Written by Editor

1Laascaanood:-Machadka Caaisha oo ka mid ah Machadyada ugu waawayn Gobolka Sool ayaa waxa uu soo bandhigay Aqoonta iyo  Tirada ardaydaa uu  gacanta ku hayo Machadkan ayaa waxaa dhidibada Loo taagay 2004 tan iyo goortaas waxa uu ku talaab saday Koror Aqooneed oo aad u farabadan,iyo arddayba.

Munaasabadan ayaa Halkaas waxa shahaadooyin lagu gudoon siiyaya ardaydii dhamaysatay Sanad Dugsiyeedka 2012\2013 Arddayda iyo Guud ahaan Markazka waxaa ka warbixiyay Maamule Siciid Axmed Cadar oo ku dheeraaday qaybaha kaladuwan ee uu ka kooban yahay Geeska kale shiikha ayaa waxa uu ka hadlay Dhibaato Haysata oo dhanka hoyga ah iyadoo qabyo yihiin Dhamaan dhismayaasha Machadka ee haatan ay ku jiraan arday farabadan waxa uuna ka Codsaday shacabka Soomaaliyeed Iyo Dadka Deegaanadan u dhashay in ay soo dhamaystiraan Machadka Caaisha,oo xoog u ah waxabarashada diinta iyo horumarka Deegaanka. kala xiriir [ +252-63-4496906 Ama +252-90-763310.]

no images were found

Geestakale waxaaa halkaas ka hadlay Culimo farabadan waalidiin aqoon yahano waxaa halkaas shahaadooyin Lagu gudoon siiyay ardayda iyo culimada Doorka ka qaatay  Horumarka Diinta Islaamka iyo Haayada Manhal Oo shahaado sharaf lasiiyay Iyo gabadh Deegaanadan u dhalatay Oo dhulka Machadka Ku Deeqday,oo Halkaas shahaado sharaf lagudoon siiyay,

Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay Gudiimiyaha shirkada Telesom C\dirsaaq Dhbayaco Oo ka farxiyay ardaydii Halkaas joogtay uguna bishaareeyaya in ay ka shirkad ahaan sookordhin Doonaa qaybta Aqoon maal Luuqada Carabiga iyo Qaamuus Si wayn Oga caawin Doona Aqoonta arddayda barashada Luuqada Carabiga iyo Diiniga  anaga ka shirkad ahaan waxaan u taaganahay inaan markasta garab istiigano waxbarashada Deegaanadan Ka socota.

Daawo Muqaalka Laga soo duubay Markazka Caaisha ee magaalada Laascaanood

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online