Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Ali Abdullahi Warsame oo imaanaya Oslo
November 11, 2011 - Written byNorway:-Dhamaan Soomaalida degan Oslo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in uu dhacayo kulan lagu soo dhawaynayo, qudbadna uu ka jeedinayo Wasiirka caafimaadka Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed, Dr Ali Abdullahi Warsame.
Meeshu/Goobtu waa: Islamic Cultural Center Norway (Masjidka maxbuub),
Cinwaanka: Tøyenbakken 24
Taariikhda iyo saacada: Axada, 13.11.2011, saacada: 16:00 – 19:30.
Wixii faahfaahin ah kala xariir:
1) Cawil Yaasiin (Cawil Kalaay), Mob: 91348994
2) C/qadir Maxamed Jaamac (Ciiro), Mob: 47161083
3) Ahmed Raage, mob: 45028637
Ka soo qaybgal wanaagsan!.
C/rabbi Mohammed Kilwe
Halgan.net
Oslo