Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo lagu magacaabay gudiga joojinta Tahriibka [War-saxaafadeed]
September 18, 2014 - Written by EditorGaroowe:- Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ah kuwaas oo ay ka mid yihiin Xaaladda Nabadgelyada dalka, iyo hirgelinta go’aankii lagu joojiyey ka ganacsiga hubka, dib u habaynta hay’addaha Dowladda sida Cadaaladda, Shaqaalaha,dhaqaalaha iyo Ciidamada, arrimaha tahriibka iyo warbixino laga dhegeystay qaar ka mid ah Wasiirada Dowladda oo safaro shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Hoos ka akhri warsaxaafadeed ka soo baxay shirkii ay yeesheenn golaha Wasiirada Dowladda Puntland. no images were found