Magacyada dhalinyarada ku xiran Xabsiyadda dalka Yemen (Warbixin Muhiim ah)
September 26, 2014 - Written by EditorSanca:-Dhalinyaradan ku xiran dalka Yemen ee aan magacyadooda idiin soo gudbinayo ayaa ku kala xiran laba xabsi oo ku kala yaala Mukula iyo magaalada Sanca. Dhamaantood burcad-badeednimo ayey ku xukuman yihin,marka laga reebo 6 ku xukuman toogasho, intooda kale waxay u qaybsamaan, kuwo shan sano xiran, kuwo afar sano xiran, iyo kuwo 2 sano xiran waqtigan hadda la joodo 2014.
Dayac iyo darxumo siyaado ah bay qabaan oo dhan walba ah, haddii ay noqon lahayd mid xabsiga ka haysata iyo iyadoo aanay jirin cid ka warqabta xaaladooda nololeed ee xabsiga, haba ugu daraadeen Masuuliyiinta safaaradda Somalida ee Yemen, oo aan haba yaraatee wax xil ah iska saarin.
Dhallinyaradan Soomaaliyeed ee Mukula iyo Sanca ku kala xiran oo tiradoodu 41, ayaa saddex ka mid ahi diideen inay magacyadooda sheegaan, sababo iyaga u gaar ah. Marka laga reebo “Marxuum, Mohamed Osman Aden Guled” oo xabsiga ku dhintay bishii March 18, 2014, tirada nool oo hadda xabsiyada Mukula iyo Sanca ku jirta waa 38 maxbuus.
1. Magacyada Dhallinyarada ku Xiran Sanca oo ku xukuman TOOGASHADA ama DIL: ku xukuman waxaa ka mid ah:-
01 Farhan Mohamed Jama Toogasho/DIL
02 Abdishakur Salad Toogasho/DIL
03 Abdinasir Awad Toogasho/DIL
04 Abdirashid Yusuf Toogasho/DIL
05 Abdirizak Mohamed Mohamoud Toogasho/DIL
06 Barkhad Abdi Toogasho/DIL
2. Magacyada Dhallinyarada ku Xiran Xabsiga Al-Munawara ee Mukula, Hadar Mowt ee ku xukuman xabsi mudo ah:-
01 Ali Hashi Farah 2 Sano
02 Abdikarin Hashi Ali 2 Sano
03 Abdirizak Ahmed Hassan 2 Sano
04 Mohamed Abdirahman Farah 2 Sano
05 Mohamed Abdirizak Abdulle 2 Sano
06 Ismail Ali Abdullahi 2 Sano
07 Mahdi Ali Saeed Dirie 2 Sano
08 Esse Ismail Saeed 2 Sano
09 Asad Abshir Farah 2 Sano
10 Abdisalan Mohamed Osman 2 Sano
11 Jama Abdinur Mohamed 2 Sano
12 Mohamud Nur Musse 2 Sano
13 Mohamed Abdihakim Jama 2 Sano
14 Abdirashid Ahmed Abdirashid 2 Sano
15 Jama Mohamud Abdirahman 4 Sano
16 Ahmed Ali Ainab 4 Sano
17 Shafi’I Mohamed Ismail 4 Sano
18 Husni Saeed Ismail 4 Sano
19 Abdulkadir Aden Ali 4 sano
20 Mohamed Abdullahi Mohamed 4 Sano
21 Mohamed Abdi Osman 4 Sano
22 Mohamed Osman Abdullahi 4 Sano
23 Ahmed Mohamed Saeed 4 sano
24 Abdullahi Musse Aden 4 Sano
25 Ahmed Aden Ali Nur 4 Sano
26 Saeed Salah Abdi 4 Sano
27 Aden Ali 4 Sano
28 Ali Sheikh Ahmed Jama 5 Sano
29 Bashir Jama Esse 5 Sano
30 Esse Mohamud Omar 5 Sano
31 Sadeek Esse Nur 5 Sano
32 Mohamud Aden Ali 5 Sano
33 Marxuum/ Mohamed Aden Osman Guled Waxu dhintay March 18, 2014
Waxaa Warbixintan soo gudbiyey:
Abdirizak M. Ahmed (Ducaysane)
Director General of Counter Piracy Directorate
Focal Point & Training Correspondent for RMCM and MarSecISN
Puntland State of Somalia