Hooyo Caasho Cawad Maxamed oo xalay ku geeriyootay Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

January 2, 2015 - Written by Editor

tacsiBurco:-Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net waxaa ay halkaan Tacsi uga dirayaan dhamaan ehelada iyo Qaraabada ay ka geeriyootay Hooyo Caasho Cawad Maxamed oo xalay ku geeriyootay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

Maamulka Halgan.net ayaa waxaa uu si gaar ah tacsi ugu dirayaa Walaalkeen Feysal Maxamed Xirsi oo ay hooyadiis Caasho Cawad Maxamed xalay ku geeriyootay Burco waxaana alle ugu baryeynaa in uu janatul Firdooso geeyo sabar iyo iimaan ku siiyo dhamaan qaraabada iyo ehelada ay ka geeriyootay Hooyo Caasho Cawad Maxamed.

Hooyo Caasho Cawad Maxamed ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsaneyd magaalada Burco waxaana Eebe ugu baryeynaa in uu Janatul Firdoos uu galiyo Aaaamiin.

Maamulka Halgan.net
Burco

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online