Kitaabka Al-Raxbiya Ee Dhaxalka Sheekh Maxamed Calasow (Dhageyso )

January 17, 2015 - Written by Editor

sh_calasowNairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa darsi ku saabsan dhaxalka waxaana duruusta akhriyey Sheekh Maxamed Calasow Sheekha ayaa waxaa uu Duruusta ku saabsan dhaxalka ka Akhriyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waana 5 xalqadood.

Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray 3 xalaqadood oo uu na soo gaarsiiyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.

Hoos ka Dhageyso Darsigii 1aad ee Kitaabka Al-Raxbiya ee Dhaxalka Sheekh Maxamed Calasow.

Hoos ka Dhageyso Darsigii 2aad ee Kitaabka Al-Raxbiya ee Dhaxalka Sh.Maxamed Calasow

Hoos ka Dhageyso Darsigii 3aad ee Kitaabka Al-Raxbiya ee Dhaxalka Sheekh Maxamed Calasow.

Halkaan Ka Dajiso Kitaabka Al-Raxbiya ee Dhaxalka

Masjid Al-Hidaaya
Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online