Ka qayb qaado balaarinta Masjid Riyaad ee magaalada Qardho.[Masawiro]
February 5, 2015 - Written by EditorQardho:-Waxaa magaalada Qardho laga bilaabay dhisme lagu balaarinayo Masjidka Riyaad Qardho oo la burburiyay si Balaarin loogu sameeyo. Masjidkan ayaa horay u ahaa masjid yar oo ku yaala wadada Leendheere ee Xaafada Qoryacad waxaana hada socda howlo lagu balaarinayo masjidka ayadoo gabi ahaanba dhulka ladhigay dhismihii hore ee Masjidka iyo Madarasadii lagu baran jiray Quraanka kariimka waxaana hada labilaabay dhismaha cusub ee Masaajidka iyo madarasada, cabirka dhismaha cusub ee masjidka ayaa ah 20X23 mitir.
Maamulka iyo culimada gacanta ku haya dhismaha masjid Riyaad ayaa sheegay inaan loo hayn masjidka lacagihii lagu qiimeeyay dhismaha masjidka sidaa daraadeed ay ugu baaqayaan dhamaan muslimiinta ku nool daafaha dunida inay ka qayb qaataan dhismah masjid Riyaad ayagoo tabarucaadkooda kusoo hagaajinaya akoonada uu ku leeyahay masjidka shirkadaha dahashiil iyo Salaam Bank.
Dahabshiil 3099
Salaam Bank 80041029
Wixii faah faahin ah kala xiriir Culimada iyo Masuuliyiinta magacyadooda hoos ku xusan yihiin:
S/N Magcyada Goobta Telephone
Sh.Bashiir Sheikh maxamuud saciid Fay DUBAI +971-559420992
Maxamuud Cali Gooni Qardho +252-907793208
Sh.Axmed Cawalaale Qardho +252-907792440
Sh. C/shakuur Aaden Faarax Qardho +252-907728480
Maxamed Ismaaciil Foodcade Qardho 252-907793150
Eng: C/qaadir Yaasiin Maxamed Qardho +252-907796442
Eng: Jimcaale Cali Geesi Qardho +252-907727223
Eng: Axmed Cismaan Kilwe Qardho +252-907729182
no images were found
Daauud Maxamed Xasan
Qardho