Maxkamada ciidanka Puntland oo xukun kala duwan riday (Dhagayso)

February 15, 2015 - Written by Editor

maxkamadGaroowe:-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Gobolada Bari, ,Sanaag Hayland iyo Gardafuul ayaa waxaa ay xukun kala duwan ku riday eedeysanaal lagu sheegay in ka tirsan yihiin Al-Shabaab waxaana ay maxkamada dil ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah.
1- Maxamed Cabdi Axmed Olol, ina Tiriig Maxamed, 23jir ah, ku dhashay Buuhoodle.
2-  Xaajow Shiikh Nuur Cumar, ina Maleeka Shaandhey, 21 jir ah, ku dhashay Mareerey.
3- Ismaaciil Cabdulqaadir Jimcaale Cali (Rabiile), ina Madiina Cabdulaahi, 20 jir ah.
4- Xasan Xuseen Cabdi, ina Farxiyo Xasan, 23 jir ah.

Maxkamada ciidanka Puntland ayaa waxaa ay xabsi daa’imka ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah.
1-Aadan Maxamed Yuusuf, ina Sahro Maxamed,  23 jir ah.
2-Cabdixakiim Maxamed Ciise, ina Luul Yuusuf 24jir ah, ku dhashay Burco.

Xeer ilaalintu maxkamada ayaa sidoo kale xabsi kala duwan ku riday Cabdirasaaq Shariif Cumar, ina Xaliimo Sayid, 17 jir ah, ku dhashay Jamaame, Maxamed Cabdulaahi Axmed, ina Faadumo Jaamac, 18 jir ah ku dhashay Muqdisho waxaana lagu xukumay mid kiiba 10 ilaa 15 sano oo xarig ah.

Dhamaan Eedaysaneyaasha ayaa racfaan ka qaatay xukunka lagu riday

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online