Safiirka Turkiga Olgan Bekar oo gaaray magaalada Kismaayo.[Masawiro]

February 23, 2015 - Written by Editor

2Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose Safiirka dowlada turkiya u fadhiya Soomaaliya danjire Olgan Bekar . Wafdiga la socday safiirka Turkiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyey madaxweyne ku-xigeenka 2aad ee maamulka Jubbaland , Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamuud iyo xubno oo ka tirsan maamulka Jubbaland.

Wafdiga Safiirka Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho, danjire Olgan Bekar ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo kula qaato xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo, Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe.

Socdaalka wafiga Safiirka Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho, danjire Olgan Bekar ayaa waxaa ay u jeedkiisu tahay siddii masuuliyiinta maamulka Jubbaland ay uga wada hadli lahaayeen horumarinta deegaanka iyo kaabayaasha dhaqaalah ee Jubooyinka iyo Gobolka Gedo.

no images were found

Wafiga Safiirka Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho, danjire Olgan Bekar ayaa waxaa ay booqdeen dakkada weyn ee magaalada Kismaayo iyo soo eegay qaabka ay u shaqaynayso. Dowladda dalka Turkiga ayaa mashariic kale duwan a fulisay Gbollada dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan magaalada Muqdisho.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online