Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti oo ka hadlay Hanjabaada Al-shabaab.[Dhagayso]

February 24, 2015 - Written by Editor

JabuutiDjibouti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismail Cumar Geelle ayaa sheegay in dowladdiisu ay kor u qaaday amniga soohdinta dalkiisu la wadaago Somaliland, kadib markii soo baxday hanjabaad al-Shabab ee ku baaqaysa in la weeraro suuqyada ganacsiga ee waddamada Galbeedka.

Madaxweyne Geelle ayaa hanjabaadda al-Shabab ku tilaamay mid aan waxba ka jirin, isagoo sheegay in ururku uu joogo heer gaba-gabo ah, isla markaana aan loo baahnay inaan la buun-buunin oo la siiyo gar iyo sida ay iyagu doonayaan.

Madaxweyne Geelle ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA wuxuu ka hadlay safarkii uu ku tagay Somalia iyo wixii uu la kulmay.

Hoos ka Dhagayso wariye Cabdicasiis Xuseen oo khadka taleefonka ee Djibouti ku wareystay madaxweyne Geelle.

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online