Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqday inay xiriirka u jareen DFS (Daawo)

June 6, 2015 - Written by Editor

Jubaland-Flag1Kismaayo:-Kadib markii Baarlamaanka federaalka ay qaadaceen qaabka loo soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa waxaa isla maanta warsaxaafadeed ka soo saaray dowlada gobaleedka jubaland .

Waxaa sidoo kale saxaafada la hadlay oo shirjaraa,id qabtay  Madaxweyna ku xigeenka J/land General Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag isaga oo sheegay in ay xiriirka u jareen DFS.

no images were found

Maamulka J/land ayaa ka carooday ka dib markii baarlamaanka DFS uu mooshin ka keenay qaabka ay u soo xuleen xubnaha baarlamaanka J/land .

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Jubaland General Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo sheegay in ay xiriirka u jareen DFS

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online