Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay cod uqaadista baarlamanka Jubbaland (Akhriso)
June 7, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Maamulka Puntland ayaa maanta warmurtiyeed ka soo saaratay Mooshinkii ka dhanka ah Maamulka J/land kaas oo ay cod u qaadeen Xildhibaanada baarlamaanka DFS.
Warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa soo baxay ka dib kulan ay isigu yimaadeen golaha wasiirda Puntland waxayna sharci daro ku tilmaameen mooshinka ka dhanka ahaa Maamulka Jubaland ee baarlamaanka u codeeyey.
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Dawlada Puntland ay ku cadeysay mowqifkeeda kuna taageereyso go’aanka ay Jubbaland ee ahaa in ay xiriirka u jartay Dawlada Federaalka Soomaaliya. no images were found
M_M Deeq
Halgan.net